cayololaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed yar oo laamo iyo caleemo biyo ka buuxaan leh oo xooluhu daaqaan, kana baxa birrimada la dego.