cayuun

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geel gaagaaban oo laga helo deexda. 2. Eegmo dhibaato leh oo dadka qaarkii leeyahay. ld acyuun.
  2. Cid il wax ku yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

acyuun

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Jaadadka geela mid ka mid ah. 2. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto. ld cayuun¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur