ceegaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ceegaagid.
  2. C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm).

c

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ca') Xarafka saddexaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.

ceegaagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceegaag². ld ceegaag¹.