ceegsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceegsan. ld ceegsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceegsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la ceejiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceegsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ceegsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur