ceelaljoog

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Rag xoolaha ceelka u jooga oo waraabiya. 2. Nooc shimbiraha ka mid ah oo badanaa aan laga ag waayin meelaha biyaha leh.