ceelalyo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Qofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si uu ugu diyaariyo kaalin iyo biyo.