ceelka-aartiis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-lal ..., m.l)
Macnaha:
- (jool.) Nooc ceelasha ka mid ah oo si joogta ah biyo soo saara; biyahaas waxaa kor u soo saara cadaadis ka yimid biyo fadhiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

