cesho

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. 1. Qof, wax laga qaatay ama uu baxshay, mar labaad dib u qaadasho. 2. Wax in ay lumaan ama hallaabaan ka ilaalin.