ceydbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceydbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceydbax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. C. ah: helidda cid ceyd hayey hesho qalab ama gaadiid.
  2. Cid ceyd hayey qalab ama gaadiid helid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur