ceydbixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceydbixi. ld ceydbixis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceydbixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceydbixis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ceydbixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur