ceydnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ceydan². ld ceydnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceydan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dmay, -dmantay)

Macnaha:

  1. Wax ceyd hayo noqosho (qof).
  2. Wax ceyd hayo ahaansho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceydnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld ceydnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur