ceyroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Orodsiinta nafley meel ay ku sugnayd laga orodsiiyo si looga fogeeyo. ld ceyrin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ceyrinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cayri. ld cayris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0