cibaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Belo aan hore loo arkin. 2. Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin. ld cibro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cibro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cibaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur