cidhif-birlabeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur