cidlee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. Meel cidla'ka dhigid. 2. Wax baylah ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur