cidanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhulka geed gaabka qodaxda lihi ku badanyahay.Wax la ciday noqosho.Wax la ciday ahaansho.