cigaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cigaal³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cigaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo m.dh)Macnaha:Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.Tuuryo meel dheer ku dhacda.Tuuryo meel dheer ku dhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0