ciidannimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ciidan ahaansho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur