ciifo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Uurkutaallo. ld ciil¹.

uurkutaallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen iyo uurxumo gocasho ku dheehan tahay leh.

ciil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
  2. Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.