ciiji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld ceeji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ceeji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley neefta ku celin. ld ciiji, ciiqee (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur