ciijin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld ceejin.
- (baay.) Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

