ciilkambiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ciilkambi². ld ciilkambi¹, ciilkambin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciilkambi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ciilkambiyid.
  2. 1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciilkambin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ciilkambiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur