ciiqayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ciiqee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciiqee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ciriiryoon marsiin. 2. ld ceeji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur