ciiqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel ciriiri ah oo maritaankeedu dhib yahay. 2. ld ceego.
  2. Nafley dhibaato la kulmid.

ceego

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si xoog leh oo nafley cunaha looga qabto si neeftu ugu joogsato; miijis. ld ceejo, ciiq, ciiqo¹ (2).