ciirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ciirid.Caano subaggii laga baxshay oo dhanaan.Wax miisaankiisa dhan u iilasho.