ciirsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ciirso. ld ciirsad, ciirsi (2).

ciirso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid kaalmo weyddiisasho.

ciirsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ciirsasho.