cilaaqtanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.La c.: laba qof, hadal muran iyo hagag leh isdhaafsasho. ld ilaaqtan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ilaaqtamidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cilaaqtamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ilaaqtanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cilaaqtamid.ld cilaaq-tan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0