cilcillaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cilcillow.

cilcillow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waqtiga u dhexeeya markay qorraxdu dhacdo iyo inta aan aasku aad u madoobaan. ld cilcillaw.