cillanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cillan. ld ciillanaan, ciillanaansho, cillanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cillan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax aan muqaan ahaansho. ld ciillan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciillanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. eeg ciillan. 2. ld cillanaan. ld ciillanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciillanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld Ciillanaan; cillanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cillanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cillanaan.