cilmi-jabaqeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Cilmiga ku saabsan barashada dhalinta, dhalanka iyo baahinta hirarka jabaqda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur