cilmidhegood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cilmi aan daalacsho lagu kasban oo dad laga soo bowsaday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur