cilmifalag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Brashada sayniseed ee xiddigaha, dhulalka, iyo waxyaabaha kale oo laga helo hawada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur