cilmiga buuraha

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Laan ka mid ah juqraafiga dabiiciga ah oo ku taxaluqda kala sarraynta dhulka, iyo gaar ahaan hababka buuraha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur