cilmiga muuqaalka dhulka
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (jool.) Barashada muuqaallaada dabiiciga ee dhulka, iyo xiriirka ka dhexeya muuqaalladaas iyo dhismaha jiooloojiyeed ee ka hooseeya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

