cilmiyayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cilmiyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cilmiyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Macnaha:

  1. Wax cilmi ku dabaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur