cilmiyaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, snayd)Macnaha:1. Wax aqoon ku dhisan ahaansho. 2. Wax si wanaagsan loo habeeyey ahaansho.