cimaamadayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cimaamad madax ku duubasho. ld cimaamado.

cimaamado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Macnaha:

  1. ld cimaamadayso.