cimilo-badhaale

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Nooca cimilo ee laga helo dhulalka hoose ee u dhexeya loolka 5° ilaa 10° ee woqooyiga iyo koonfurta badhaha. Sannadka oo dhan heerkulka iyo huurkuba si aan isbeddel lahayn ayayba u sarreeyaan, isbeddellada xilliyeedna waa wax aad u yar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur