cimilo-fidsan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Cimilada gobol cimileed weyn, sida, cimilada tundara, ama bed kale oo weyn sida qaarad, si looga sooco cimilo kooban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur