cimilo-kooban

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (c.cimi.) Cimilada bed aad u kooban, waxaa suurtaggal ah inuu yahay degaan yar oo la deggan yahay. Degaankaas waxaa raad ku leh saamayn meeleedka aad u kooban, waxyaabaha saamaynta keenayana waxaa ka mid ah rugta, carrada, degaanka iwm taasina waxay badanaa muhiim u tahay barashada cilmiga degaanka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur