cimro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cumro.

cumro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (dii.) Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod. ld cimro.