cinab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld canab.

canab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama guduud ah, cutubcutub u baxa oo sidooda lagu cuno ama khamri laga sameeyo ama inta la qallajiyo sibiib laga dhigo. 2. Miraha geedkaas dhala. 3. C. ah: kuul mirahaas u eg. ld cinab.