ciniqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay. 2. Hambo. ld iniq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hamboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cunto la cunay inta weelka lagu reebo.Xantoobo cunto ah af ku shubasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
iniqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ciniq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0