cinjigod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ciddigod.

ciddigod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed leh laamo dhuudhuuban, caleen yar iyo qodxo qaroofan. ld cinjigod.