ciniinnimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.