cirbad-durid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Dawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriingi, sida badan dawada looga baqayo in ay jajabiso aasidhka caloosha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur