cirbataagsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cirbataagso. ld cirbataagsad, cirbataagsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirbataagso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirbataagsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cirbataagsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirbataagsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cirbataagsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur