cirbixiyeenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cirbaxeen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cirbaxeenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno m.dh)Macnaha:Qof aqoon u leh duulinta ama hoggaaminta dayaxgacmeedka. ld cirbixiyeen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0