circaddaa
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Roob badan oo muddo dheer da'a; kolkuu roobku da'ayo oo daruuruhu iyagoo isku tirmay oo isu wada ekaaday cirka wada daboolaan oo jahooyinka la kala aqoon waayo.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: