cirfiidad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wiish silig koronto leh ku socda oo qararka iyo buuraha dhaadher la isaga tallaabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur